PDF Print E-mail
Taageerayaashii Reer Hargeysa Ugu Badnaa oo maanta ku Biiray Xisbiga UCID.
 

Hargeysa.10.March.2010-(HCTV)-Xisbiga mucaaradka ah e UCID, ayaa xaflad ballaadhan u sameeyey taageerayaashii ugu tirada badnaa ee mar qudha ku biira, kuwaas oo la sheegay inay ka soo kala baxeen labada xisbi ee kale.
Munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa xisbiga UCID ku soo dhaweeyey dhawr boqol oo qof oo ka soo digo-rogtay labada xisbi ee UDUB iyo KULMIYE oo ka mid ah dadweynaha degan degmada 26-ka June, halkaas oo ay ku qaabileen madaxda sare ee xisbiga oo ay hoggaaminayeen Guddoomiyaha xisbiga, ahna murrashaxa Madaxweynaha Faysal Cali-waraabe iyo murrashaxa Madaxweyne-ku-xigeenka Prof. Maxamed-rashiid Sheekh Xasan.
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali-waraabe oo khudbad u jeediyey dadkaas ku soo biiray, ayaa soo dhaweynta taageerayaashaas kadib, waxa uu ka hadlay xaaladihii kala duwanaa ee somaliland soo martay.
Md. Faysal Cali-waraabe waxa uu ka hadlay taariikhdii Somaliland soo martay iyo sidii ay nabada ku keentay, isagoo taa barbardhigay xaaladda waqtigan ay ku jirto Soomaaliya oo keentay in ciidammo ajaanib ah la keeno.
"Iminka Soomaaliya waxa la doonayaa in la keeno ciidamo gaallo ah iyo Maraykan ah taasna waxa keentay tallo xumadooda. Ummadda haddii uu Hoggaanku kaa xumaado waxa dhibteeda waxa tusaale inoogu filan dalka Ciraaq," ayuu yidhi Faysal Cali, waxaannu intaa ku daray, "Shacbigeenu way dadaaleen waxay dalka abuureen shirkado kala duwan oo noocyo badan, laakiin waxa meesha ka maqan doorkii dawlada. Shacbigu wuxuu leeyahay inuu cashuurtii bixiyo dawladana waxa xaq loogu leeyahay inay dhisto waxbarashadii, caafimaadkii keento, waddooyinkii samayso, biyihii keento, nabadgelyadii ilaaliso. Maanta biyo ma haysano, 
iskuuladu waa lacag tayana ma laha, caafimaad hadalkiisaba daa, laydh ma lihin. Walaalayaal meelaha aanu xooga saaraynaa waa meelahaasi waa inaynu gaajada la dagaalano walaalayaal caasimadeenu miyay caasimad u egtahay. Waxaynu noqonay qoys laba carruur ah lahaa oo labadii ilmoodba ka saqiireen dawladii hoose iyo tii sareba way inaga saqiireene’e ilaahay ha u naxariisto faataxa. 
Walaalayaal waxaanu doonaynaa xisbi ahaan inaanu waxaasi bedelno oo aanu ka shaqeyno inuu qof kastaaba biyo nadiif ah helo. Walaalayaal ilaa 2003-dii markii la doortay Madaxweynaha Somaliland oo dhami miyuu gaadhay dalkii oo dhan, Burco kama jiro magac ahaan uun bay maamulku uga jirtaa."
"Dawlada waxaan leeyahay diinka ayaa la yidhaahdaa indhaha ayuu wax ku koriyaaye dadku diin ma ahee gurmad bay u baahan yihiin, waxa laga sheekaynayay dhawaan meelo dalka ka mid ah markii carruurtii yar yarayd roobkii meel ay ka galaan ay waayeen ayaa digadii adhiga la jiifiyay, Walaalayaal intee in leeg ayaynu konton Wasiir masruufi karnaa muddo todoba sanadood ah ayaynu masruufaynay,"ayuu intaa ku daray.
Murrashaxa Madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga UCID Prof. Maxamed-Rashiid Sheekh Xasan oo isna ka hadlay xafladaasi, ayaa isaguna waxa uu ku dheeraaday qorshayaasha xisbigooda u yaala ee ku wajahan horumarinta dalka, gaar ahaan adeegyada aasaasiga ah.
“Waxaan salaan kashka ka soo go’day u gudbinayaa dadkan dhalinyarada ah ee taariikhdan cusub ee astaan ah xisbiga ku soo kordhiyey, iyaddoo doorashadii ay waxyari ka hadhay, lama qiyaasi karo muhiimada ay leedahay isbeddel in la keeno, idinkuna waxaad astaan u tihiin xisbiga UCID inta doorashada ka hadhay sida ay hawshiisu u soconayso, taas oo ah in maalin walba intan in le’eg ay ku soo biiraan oo iminka dibada ka jooga,” ayuu yidhi Dr. Maxamed-rashiid. 
Afhayeenka UCID Xadan Xuseen Cod-yare oo isna halkaa ka hadlay, ayaa mahadnaq ballaadhan u jeediyey taageerayaasha ku biiray, waxaannu ku dooday in xisbigoodu yahay ka keliya ee barmaamuj siyaasadeed leh, isla markaana bulshada u soo bandhiga.
Waxa kale oo xafladaasi ka hadlay dad kale oo fara badan oo isugu jiray masuuliyiin xisbiga ka tirsan iyo qaar ka mid ah dadka ku soo biiray oo ka waramay sababaha ku kelifay inay doortaan xisbiga UCID.

 
chronic yeast infections cause infection yeast infection male treatment yeast home remedies for yeast infection infection treatment vaginal yeast infection natural treatment yeast cure yeast infections baby infection picture yeast infection man treatment yeast candida infection symptom yeast Pharmacy Accutane (Isotretinoin) 30 mgZoloft (Sertraline) 100 mg Pay with visaDiflucan (Fluconazole) 200 mg Pay with paypalCost Prozac (Fluoxetine) 40 mgOnline Shop Lexapro (Escitalopram) 5 mgFluoxetinePropecia (Finasteride) CanadaPrice TramadolPurchase Amitriptyline 25 mgShop Levitra (Vardenafil) 20 mgGeneric Tramadol 100 mgPill Zoloft (Sertraline) 50 mgOnline Shop Viagra (Sildenafil) 100 mgPill Clomid (Clomiphene) 25 mgOnline Shop Lexapro (Escitalopram)Buy Accutane (Isotretinoin) 10 mgOnline Shop Cialis (Tadalafil)Cheap Zocor (Simvastatin) 5 mgMedicine Lexapro (Escitalopram)Zoloft (Sertraline) 25 mg Pay with e-checkAccutane (Isotretinoin) 20 mg Pay with MastercardProzac (Fluoxetine) 40 mg Pay with e-checkDiscount Diflucan (Fluconazole)Medicine Tramadol 50 mgCost Accutane (Isotretinoin) 30 mgProzac (Fluoxetine) 40 mg USAPrice Diflucan (Fluconazole) 150 mgGeneric Tramadol 50 mgProzac (Fluoxetine) DepressionDiflucan (Fluconazole) 50 mg Pay with visaTablets Diflucan (Fluconazole) 150 mgDiscount Ultram (Tramadol)Pharmacy Cialis (Tadalafil) 10 mgOrder Amitriptyline 50 mgPurchase Propecia (Finasteride) 5 mgAmitriptyline 25 mg Pay with paypalAccutane (Isotretinoin) 5 mg Pay with MastercardLexapro (Escitalopram) Antidepressant drugBuy Zoloft (Sertraline) 50 mgCialis (Tadalafil) 5 mg CanadaDiscount Levitra (Vardenafil) 20 mgSoma (Carisoprodol) 250 mgGeneric Diflucan (Fluconazole) 50 mgProzac (Fluoxetine) 20 mg Pay with e-checkLexapro (Escitalopram) 5 mg Pay with MastercardPharmacy Retin-A (Tretinoin) 0.05% 20 gmCost TramadolOrder Prozac (Fluoxetine) 60 mgOrder Prozac (Fluoxetine)Discount PrednisolonePropecia (Finasteride) 5 mg CanadaClomid (Clomiphene) 100 mg Pay with e-checkDiflucan (Fluconazole) 150 mg Pay with paypalBuy Cialis (Tadalafil)Prednisolone 10 mg Pay with e-checkPrednisolone 10 mg Pay by checkPrice Cialis (Tadalafil) 5 mgDiscount FluoxetineGeneric Accutane (Isotretinoin)Tramadol 100 mg Pay with e-checkPharmacy Prozac (Fluoxetine) 10 mgPharmacy Prednisolone 20 mgPurchase Cialis (Tadalafil) 20 mgMedicine Prozac (Fluoxetine) 60 mgCost Viagra (Sildenafil) 25 mgPurchase Soma (Carisoprodol) 350 mgCost Retin-A (Tretinoin) Acne TreatmentBuy Celexa (Citalopram)Tablets Viagra (Sildenafil) 25 mgProzac (Fluoxetine) 10 mg Pay by checkZoloft (Sertraline) UKOrder Clomid (Clomiphene) 50 mgCelexa (Citalopram) USAPurchase Zoloft (Sertraline)Clomid (Clomiphene) 25 mg Pay with e-checkDiflucan (Fluconazole) 150 mg Pay with MastercardAmitriptyline 25 mg Pay with MastercardDiscount Cialis (Tadalafil) 5 mgTablets Clomid (Clomiphene) 100 mgMedicine Clomid (Clomiphene) 50 mgPropecia (Finasteride) 5 mg UKMedicine Lexapro (Escitalopram) 10 mgTramadol UKPrice Lexapro (Escitalopram) 5 mgBuy Prednisolone 20 mgPrice Prednisolone 10 mgMedicine Prozac (Fluoxetine)Pill Prozac (Fluoxetine)Online Shop Accutane (Isotretinoin) 30 mgSoma (Carisoprodol) CanadaPurchase Tramadol 50 mgProzac (Fluoxetine) 10 mg USAMedication Celexa (Citalopram)Purchase Prozac (Fluoxetine) 20 mgOnline Shop Soma (Carisoprodol) 350 mgViagra (Sildenafil) 25 mg CanadaCelexa (Citalopram) Antidepressant medicinesMedication Prednisolone 10 mgGeneric Tramadol 25 mgOrder PrednisoloneOrder Accutane (Isotretinoin) 20 mgMedicine Diflucan (Fluconazole) 150 mgTramadol 25 mg Pay with e-checkMedication Lexapro (Escitalopram) 10 mgCialis (Tadalafil) 5 mgPrice Prozac (Fluoxetine) 10 mgCost Cialis (Tadalafil)Tablets Celexa (Citalopram)Viagra (Sildenafil) 100 mg UKProzac (Fluoxetine) 20 mg USAPropecia (Finasteride) 5 mg Pay with paypalTramadol 100 mg Pay by checkZoloft (Sertraline) 25 mg CanadaOrder Tramadol 100 mgViagra (Sildenafil) 25 mg Pay with paypalZoloft (Sertraline) 100 mg Pay by checkTablets Soma (Carisoprodol)Pharmacy Clomid (Clomiphene) 50 mgCost Propecia (Finasteride) 1 mgMedication Zoloft (Sertraline)Generic Accutane (Isotretinoin) 10 mgLexapro (Escitalopram) 5 mg UKDiscount Viagra (Sildenafil) 100 mgMedicine Prozac (Fluoxetine) 10 mgClomid (Clomiphene) 25 mg UKMedicine Prednisolone 40 mgFluoxetine UKBuy Propecia (Finasteride) 1 mgCost Cialis (Tadalafil) 5 mgOnline Shop Clomid (Clomiphene) 25 mgCost Diflucan (Fluconazole) 200 mgPharmacy Tramadol 100 mgMedication Clomid (Clomiphene) 50 mgGeneric Viagra (Sildenafil)Cost Plavix (Clopidogrel)Online Shop Diflucan (Fluconazole)Cheap Retin-A (Tretinoin) Acne TreatmentPurchase Diflucan (Fluconazole) 50 mgMedicine TramadolAccutane (Isotretinoin) 10 mg CanadaOrder AmitriptylineDiscount Prednisolone 20 mgPropecia (Finasteride) 1 mgSoma (Carisoprodol) 250 mg USACheap Capoten (Captopril) 25 mgAccutane (Isotretinoin) 5 mg USABuy Tramadol 50 mgOnline Shop Prozac (Fluoxetine) 40 mgMedicine Diflucan (Fluconazole)Tablets Lexapro (Escitalopram) 5 mgLexapro (Escitalopram) 10 mg Pay with e-checkZoloft (Sertraline) 25 mg Pay by checkBuy Cialis (Tadalafil) 5 mgPharmacy Propecia (Finasteride)Pharmacy Retin-A (Tretinoin) Acne TreatmentCost Accutane (Isotretinoin) 5 mgPurchase Lexapro (Escitalopram) 10 mgGeneric Cialis (Tadalafil) 20 mgCost Tramadol 50 mgGeneric Amitriptyline 25 mgPrice Propecia (Finasteride) 5 mgCialis (Tadalafil) 5 mg USAClomid (Clomiphene) 100 mg USAOrder Lexapro (Escitalopram)Buy Diflucan (Fluconazole) 200 mgPurchase Prozac (Fluoxetine)Price Zocor (Simvastatin) 40 mgDiscount Propecia (Finasteride)Pharmacy Tramadol 25 mgPrice Zoloft (Sertraline) 100 mgPharmacy Diflucan (Fluconazole) 50 mgBuy Zocor (Simvastatin) 20 mgDiflucan (Fluconazole) 50 mg CanadaClomid (Clomiphene) 25 mg Pay with MastercardPropecia (Finasteride) 1 mg USAProzac (Fluoxetine) 20 mg Pay by checkPrednisolone 20 mg Pay with MastercardProzac (Fluoxetine) 40 mgSoma (Carisoprodol) 350 mg UKPropecia (Finasteride) 1 mg CanadaShop Zocor (Simvastatin) 40 mgMedication Viagra (Sildenafil) 25 mgPrice Viagra (Sildenafil) 100 mgCost PrednisolonePurchase Tramadol 25 mgOrder Soma (Carisoprodol) 350 mgOrder Clomid (Clomiphene) 25 mgCost Zocor (Simvastatin) 10 mgGeneric Prozac (Fluoxetine) 20 mgOrder Prozac (Fluoxetine) 10 mgBuy Viagra (Sildenafil) 100 mgPill Clomid (Clomiphene) 50 mgGeneric Ultram (Tramadol)Order Tramadol 50 mgProzac (Fluoxetine) 20 mg CanadaPrice Clomid (Clomiphene)Purchase Plavix (Clopidogrel)Diflucan (Fluconazole)Buy Levitra (Vardenafil) 20 mgShop Capoten (Captopril) 50 mgMedication Prozac (Fluoxetine) 60 mgPharmacy Prednisolone 10 mgPurchase Accutane (Isotretinoin)Tablets Diflucan (Fluconazole) 50 mgPrice Tramadol 25 mgPill Soma (Carisoprodol)Tablets Propecia (Finasteride) 5 mgBuy Clomid (Clomiphene)Buy Cialis (Tadalafil) 10 mgViagra (Sildenafil) CanadaCialis (Tadalafil) 5 mg UKMedication Viagra (Sildenafil) 50 mgCost Diflucan (Fluconazole) 150 mgPrice Levitra (Vardenafil) 20 mgCialis (Tadalafil) 10 mg USAPharmacy Viagra (Sildenafil)Propecia (Finasteride) 1 mg UKTramadol 100 mg Pay with paypalSoma (Carisoprodol)Pill Cialis (Tadalafil)Pill Accutane (Isotretinoin)Cialis (Tadalafil) 10 mg Pay with e-checkMedicine Tramadol 25 mgClomid (Clomiphene) 25 mg Pay with visaMedicine Soma (Carisoprodol) 350 mgSoma (Carisoprodol) 250 mg Pay with MastercardPharmacy Viagra (Sildenafil) 25 mgBuy Soma (Carisoprodol)Cost Zocor (Simvastatin)Lexapro (Escitalopram) UKMedication Prednisolone 40 mgPrice AmitriptylineDiscount Accutane (Isotretinoin) 10 mgTablets Amitriptyline 50 mgPill Accutane (Isotretinoin) 10 mgZoloft (Sertraline) 100 mg UKPrednisolone 40 mg Pay with e-checkCost Clomid (Clomiphene)Buy Tramadol 25 mgPrice Prozac (Fluoxetine) 20 mgPrednisolone 10 mg Pay with visaDiflucan (Fluconazole) 150 mg USAOrder Propecia (Finasteride) 1 mgPurchase Accutane (Isotretinoin) 10 mgProzac (Fluoxetine) 60 mg UKGeneric Clomid (Clomiphene) 25 mgPropecia (Finasteride) 5 mg Pay with e-checkSoma (Carisoprodol) 350 mgMedicine Prednisolone 20 mgViagra (Sildenafil) 50 mg Pay with MastercardLexapro (Escitalopram) SSRI AntidepressantsMedicine AmitriptylineOrder Capoten (Captopril) 50 mgPurchase Viagra (Sildenafil) 50 mgMedication Cialis (Tadalafil) 10 mgClomid (Clomiphene) 100 mg UKPharmacy Cialis (Tadalafil) 5 mgPrice Retin-A (Tretinoin) 0.05% 20 gmOnline Shop Tramadol 100 mgClomid (Clomiphene) 50 mg Pay by checkBuy Viagra (Sildenafil)PrednisoloneCost Zoloft (Sertraline) 100 mgPill Diflucan (Fluconazole)Order Accutane (Isotretinoin) 30 mgDiscount Prozac (Fluoxetine) 10 mgAmitriptyline 25 mg CanadaCost Clomid (Clomiphene) 100 mgZoloft (Sertraline) CanadaOrder Levitra (Vardenafil) 20 mgShop Retin-A (Tretinoin) Acne TreatmentAmitriptyline 25 mg Pay with e-checkMedication Prozac (Fluoxetine)Diflucan (Fluconazole) 200 mg Pay by checkDiscount Clomid (Clomiphene) 25 mgCost Clomid (Clomiphene) 25 mgMedication Ultram (Tramadol)Viagra (Sildenafil)Pharmacy Cialis (Tadalafil)Pharmacy Zoloft (Sertraline) 50 mgViagra (Sildenafil) 25 mgGeneric Accutane (Isotretinoin) 20 mgDiscount Zoloft (Sertraline) 25 mgLexapro (Escitalopram) USAAccutane (Isotretinoin) 5 mgPrice Capoten (Captopril) 50 mgBuy Accutane (Isotretinoin) 30 mgMedicine Tramadol 100 mgMedicine Plavix (Clopidogrel)Pill Diflucan (Fluconazole) 150 mgCost Soma (Carisoprodol) 250 mgPill Cialis (Tadalafil) 5 mgTramadol 25 mg CanadaZoloft (Sertraline) 100 mg Pay with e-checkAmitriptyline 50 mg CanadaPrice Celexa (Citalopram)Tramadol 50 mg Pay with MastercardPill Tramadol 25 mgCost Soma (Carisoprodol) 350 mgViagra (Sildenafil) 25 mg Pay with e-checkDiscount Capoten (Captopril) 25 mgShop Zocor (Simvastatin) 10 mgPrednisolone 40 mg Pay by checkOrder Ultram (Tramadol)Pill Prednisolone 40 mgPill Accutane (Isotretinoin) 30 mgPropecia (Finasteride) 5 mg Pay with visaOnline Shop Viagra (Sildenafil) 25 mgDiscount Diflucan (Fluconazole) 200 mgZoloft (Sertraline) 25 mg Pay with MastercardDiscount Amitriptyline 50 mgOrder Soma (Carisoprodol)Order Prozac (Fluoxetine) 40 mgPill Accutane (Isotretinoin) 20 mgDiflucan (Fluconazole) 50 mg Pay by checkPharmacy Lexapro (Escitalopram) 10 mgZoloft (Sertraline) 50 mg Pay with e-checkGeneric Amitriptyline 50 mgTablets Diflucan (Fluconazole) 200 mgCost Zoloft (Sertraline) 25 mgTablets Lexapro (Escitalopram) 10 mgBuy Diflucan (Fluconazole) 150 mgPrice Plavix (Clopidogrel)Lexapro (Escitalopram) DepressionCheap Levitra (Vardenafil)Medicine Clomid (Clomiphene) 100 mgOnline Shop FluoxetineDiscount Propecia (Finasteride) 5 mgGeneric Diflucan (Fluconazole) 200 mgLexapro (Escitalopram) 10 mg USADiscount Tramadol 100 mgPropecia (Finasteride) 5 mg